• Tue. May 23rd, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Month: November 2020

  • Home
  • Kenya oo ka hadashay safiirkeeda laga eryay Soomaaliya

Kenya oo ka hadashay safiirkeeda laga eryay Soomaaliya

Dowlada Kenya oo sheegtay inay jawaab ka soo saari doonto safiirkeeda laga soo saaray Dalka Soomaaliya sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau. Dowlada Soomaaliya ayaa Axadii waxay…

Baarlamaanka Puntland oo buuq hareeyay

Kulan ay lahaayeen Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta buuq ku soo dhamaaday ka dib markii ay golaha hakad geliyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka kuwaa oo gudoonka ka dalbaday inay gaar…

Hogaamiya TPLF oo soo hanjabaya

Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael oo wareysi gaar ah siiyay wakaalada wararka AP ayaa kaga hadlay xaalada Gobolka Tigray oo dhawaan lagala wareegay gacan ku hayntiisa wuxuu ugu baaqay Ra’iisul wasaare…

Mudaaharaad ka socda Magaalada Garowe.

Saaka magaalada Garowe waxaa gabi ahaana xiran suuqa wayn ee Injida sababo la xiriira sarrifka doolarka oo sara u kacayay muddooyinka danbe oo dhan taas oo ganacastada yaryar aad u…

Khilaafka Dawladaha khaliijka oo la xalinayo

Aqalka Cad ee looga arramiyo wadanka Maraykanka ayaa shaaciyay in lataliyaha Madaxwaynaha Kushner iyo koox uu hogaaminayo ay u safri donaan asbuucan wadamada Qadar iyo Sucuudiga si loo xaliyo khilaafka…

Koox hubeysan oo si naxdin leh 110 oo rayid ah ugu dishay Nayjeeriya

Koox hubeysan oo wata Mootooyin ayaa Gobolka Borno ee Dalka Nayjeeriya si aan naxariis lahayn ugu dilay in ka badan 100 qof oo beeraley ah kuwaas oo ku sugnaa beerahooda…

Dowlada Soomaaliya oo Safiirkii Kenya wadanka ka cayrisay

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada Arimaha Dibadda ayaa Soomaaliya waxay ugu yeeratay Safiirkeedii Dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxayna sido kale Safiirka Kenya Danjire Lucas…

Soomaaliya: Aqoonyahanada soo baxaya oo ka badan shaqooyinka

Sida lagu sheegay daraasado horay ay usoo saareen hay’ado maxalli ah oo darsa waxbarashada Soomaaliya, waxaa sanad walba ka baxa Jaamacadaha dalka kummaan aqoonyahan oo dhallinyaro ah, kuwaas oo aan…

Mohamed Bin Salman oo xiriirka Israel la sugaya Biden

Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan Trump, si uu xiriir rasmi ah ula yeesho Israel, waxaa sidaas weriyey…

Milatariga Itoobiya oo ku raadjooga hogaamiyayaashii TPLF

Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigrey ee Mekelle.…