• Sun. May 28th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Afghanistan: 34 ayaa qarax goor dhawayd ka dhacay ku geeriyootay

ByMadaxa Wararka

Nov 29, 2020

Qar goor dhawayd ayaa waxaa ka dhacay gobolka  Ghazni ee dalka  Afghanistan qarax aad uwayn oo ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 31 qof halka ay ku dhaawacmeen 24 qof oo kale. Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur nooca ciidamadu ay adeegsadan oo laga soo buuxiyay waxyaalaha qarxa. War laga soo xigtay masuul ka tirsan ciidamada Afgaanistan Ayaan sheegay in qaraxa loo la dan lahaa xarun ciidamadu ku lahaayeen aaga qaraxu ka dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *