• Sun. May 28th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Month: December 2020

  • Home
  • Xadiiska 15 aad Arbiciinka Baro: Anshaxa Wanaagsan

Xadiiska 15 aad Arbiciinka Baro: Anshaxa Wanaagsan

Waxaa laga weriyay Abuu Hureyrah (Allaha ka raalli noqdee); ”Inuu yiri Rasuulkii Illaahay (scw) wuxuu yiri: Qofkii rumeeyay Alla iyo maalinta qiyaamaha ha ku hadlo kheyr ama ha iska aamuso,…

Caruur ku dhimatay Qarax ka dhacay Afghanistaan

Booliiska Afgaanistaan ayaa xaqiijiyay geeriyada 15 caruur ah iyo dhaawaca in ka badan 20 qof ka dib amrkii uu ku qarxay caruurtaasi waxyaabaha qarxa oo lo badinayo inay ka heleen…

Dad ku dhintay dab ka kacay Isbitaal ku yaal Turkiga

Ugu yaraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay…

Dowlada Soomaaliya oo ka digtay abaabul ciidan oo ay Kenya ka wado Xuduuda labada Dal.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto abaabulka Milateri oo dowladda Kenya maalmaahan ka waddo xuduudka labada dal gaar ahaan dhnaca Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Barri.…

Turkiga oo xiray dad lagu tuhmayo jaajuusiinimo

Turkey ayaa xirtay 11 qof oo lagu tuhmayo inay jaajuuseen islamarkaana afduubteen siyaasi mucaarad Iranian ah oo ay dooneysay Tehran, waxaa sidaas Isniintii sheegay booliska Turkiga. Wakiilo ka tirsan hay’adda…

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay Doorshada Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa si adag uga hadashay arrimihii u dambeeyey ee siyaasadda Soomaaliya, waxaana looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo loogu yeeray dhinacyada Somaalida in ay garowsadaan muhiimadda doorashada.Sidaas oo kale…

Shirkii Dawlada Dhexe iyo Puntland oo soo idlaaday.

Waxaa gebi ahaanba natiijo la’aan ku dhammaaday shirkii dawlada dhexe iyo Puntland, kulamo kala duwan oo dhexmaray Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyna Puntland, Siciid Cabdullaahi…

Koox hubeysan oo weerar ka geystay Iskuul ku yaala Nayjeeriya

Koox hubeysan oo loo badinayao inay yihiin Boko Haram ayaa weerar ku qaaday Iskuul ku yaala Woqooyi Galbeed ee Nayjeeriya iyaga oo beegsaday iskuul dowladeed oo ay dhigtaan in ka…

Raysul Wasaaraha oo kulan la yeeshay Isimada iyo Bulshada Rayidka Puntland

Raysul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan xilligaan…

Erdogan oo lagu eedeeyay inuu Qadar ka iibiya warshad Taangiyada milatariga usameysa Turkiga

Madaxweynaha Turkiga ayaa ka hadlay arrimo la xiriira in dowladdiisu ay warshad taangiyada milatariga sameysa ku wareejisay Qadar. Maalmihii lasoo dhaafayba waxaa la isla dhex marayay warar ku saabsan in…