• Mon. Mar 27th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Month: May 2022

  • Home
  • Wararka Doorashada

Wararka Doorashada

Waxaa xarunta doorashada DF Soomaaliya soo galay hadda Raysul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana la filayaa mar dhaw inay bilaabato doorashada, dhammaan musharixiintii waa soo xaroodeen. Natiijo khayr ayaan rajaynaynaa.

Madaxwayne Farmaajo oo ubax dhigay munaasad lagu xusayay dhalinyaradii SYL.

MD. Farmaajo ayaa sidaan kaga khudbeeyay gooobtaan “Waxaan dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, munaasabadda qiimaha badan ee xuska 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska ururkii gobannimo doonka ahaa ee dhallinyarada…

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 1:00 duhurnimo ee maanta balse markii horey…