• Mon. May 22nd, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay

ByMadaxa Wararka

May 15, 2022

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay

Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 1:00 duhurnimo ee maanta balse markii horey ay qorsheeyeen inay bilaabato 11:00 subaxnimo laakin dib u dhac ku yimid duruufo jira awgeeed.

Wali waxaa ka maqan hoolka doorahsada qaar ka mid ah xildhibanaada iyo musharixiinta iyo martida kale ee loogu talagalay inay ka soo qaybgalaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *