• Fri. Mar 24th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.

ByMadaxa Wararka

Mar 1, 2023

War degdeg ah: Shirkadda ugu balaaran deegaanada Puntland ayaa dadwaynaha la wadaagtay cilada ku timi hakadka ku yimi adeegyada shirkadda iyadoo farrimo qoraal ah ay ugu dirtay taleefonada macaamiisheeda waxayna tiri sidan “Shirkadda Golis waxay ka xun tahay hakadkii ku yimid adeegyada shirkadda, kaas oo ka dhashay khalad ka baxsan shirkadda Golis. Waxaa Alle mahadiis ah in aan adeegga kusoo celinnay muddo kooban, markii loo eego dhibkii dhacay”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *