Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.
War degdeg ah: Shirkadda ugu balaaran deegaanada Puntland ayaa dadwaynaha la wadaagtay cilada ku timi hakadka ku yimi adeegyada shirkadda iyadoo farrimo qoraal ah ay ugu dirtay taleefonada macaamiisheeda waxayna…
Xarigii Internet-ka Golis oo la gooyay
Garowe: Dawlada Puntland ayaa shaqadii balaarinta xariga internetka ee Shirkada Somtel hakad gelisay ka dib markii ay shaqaalaha Somtel ee qodayay xariga Fiberka ay jareen xariga Fiber Opitigii Shirkada Golis…
Gobolka Sool & doorka uu kulahaa Soomaaliya wayn
Madaxwaynaha maamulka Soomaaliland, xuquuqda sawirka waxa aleh Tiksa Negeri/Reuters
Wararka Doorashada
Waxaa xarunta doorashada DF Soomaaliya soo galay hadda Raysul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana la filayaa mar dhaw inay bilaabato doorashada, dhammaan musharixiintii waa soo xaroodeen. Natiijo khayr ayaan rajaynaynaa.
Madaxwayne Farmaajo oo ubax dhigay munaasad lagu xusayay dhalinyaradii SYL.
MD. Farmaajo ayaa sidaan kaga khudbeeyay gooobtaan “Waxaan dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, munaasabadda qiimaha badan ee xuska 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska ururkii gobannimo doonka ahaa ee dhallinyarada…
Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay
Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 1:00 duhurnimo ee maanta balse markii horey…
Taageerayaasha Arsenal oo dhaliilay Tababarah Kooxda Mikel Arteta
Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rumaysan int ababare Mikel Arteta uu garoonka ku qasbay Thomas Partey oo uu ciyaarta kusoo celiyey isaga oo dhaawac ah, si uu u difaaco…
PUNSAA OO BAAQ KA SOO SAARTAY XAALADDA SICIR-BARARKA PUNTLAND
Dalladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA, ayaa ku baaqday in xukuumadda iyo Ganacsatada Puntland isu’gu yimaadaan kulan guud oo ku saabsan xakamaynta Sicir-bararka, si wax…
Ruushka oo Dalkiisa ka bilaabay Talaalka Covid19
Talaalka ruushku dalkiisa ka bilaabay oo lagu magacabo Spuntnik V ayaa la soo saaray Bishii August 2020 waxaana so saaray dalka ruushka oo hada bilaabay in dadka dalkiisa laga talaalo…
Shirkadda Golis oo lacag dirista Adeega Sahal wax ka badashay
Shirkadda isgaarsiinta Golis ayaa wax ka badel ku sameysay nidaamka lacag dirista adeega sahal ka dib markii dhawaan Puntland ay soo saartay amar ah in hal dollar iyo wixii ka…