• Tue. Mar 28th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

DHAQAALAHA

  • Home
  • Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.

Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.

War degdeg ah: Shirkadda ugu balaaran deegaanada Puntland ayaa dadwaynaha la wadaagtay cilada ku timi hakadka ku yimi adeegyada shirkadda iyadoo farrimo qoraal ah ay ugu dirtay taleefonada macaamiisheeda waxayna…

Xarigii Internet-ka Golis oo la gooyay

Garowe: Dawlada Puntland ayaa shaqadii balaarinta xariga internetka ee Shirkada Somtel hakad gelisay ka dib markii ay shaqaalaha Somtel ee qodayay xariga Fiberka ay jareen xariga Fiber Opitigii Shirkada Golis…

Dollaraynta Dhaqaalaha Soomaaliya

Si aan uga fahano isticmaalka Soomaalida ee lacagta qalaad, waa inaan milicsanaa wixii ka horeeyey dawladnimada Soomaaliya. Sidda la wada ogyhay, Soomaalidu waxay ahayd—welina tahay—dad reer guuraa ah, hantina waxaa…

Xalka Sicir bararka Shillin Soomaaliga.

Bal qiyaas haddii lacagtii Soomaaliga ahayd ee dawladeenii daabacday misna diiday oo badalna keeni wayday sidee xal noqonayaa? Lacagta Soomaaliga ee dadka ganacsatada u karooran oo waraaq si fudud lagu…