Xadiiska 15 aad Arbiciinka Baro: Anshaxa Wanaagsan
Waxaa laga weriyay Abuu Hureyrah (Allaha ka raalli noqdee); ”Inuu yiri Rasuulkii Illaahay (scw) wuxuu yiri: Qofkii rumeeyay Alla iyo maalinta qiyaamaha ha ku hadlo kheyr ama ha iska aamuso,…
Xadiiska 6aad ee Arbiciinka Baro: Ka Dheeraanshaha Shubhaada
Waxaa laga weriyay Abuu-Cabdulaahi an-Nucmaan ibn Bashiir (Allaha ka raalli noqdee), ”Inuu yiri waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: Xalaashu waa caddahay, xaaraantuna waa caddahay, waxaana jira arrimo murugsan…
Xadiiska 5aad ee Arbiciinka Baro: Bidcada
Waxaa laga weriyay hooyadii Mu’miniinta Umm Cabdullaah Caa’isha (Allah ha ka raalli noqdee): ”Inay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii Allah (scw): Qofkii amarkayagan ku soo dara waxaa an ka mid ahayn…
Xadiiska 4aad ee Arbiciinka Baro
Abuurista Aadamiga Wuxuu yiri Abuu Cabdir-Raxmaan Cabdullaahi ibn Mascuud (Allaha ka raalli noqdee): ”Waxaa noo xadisay Rasuulkii Allah (scw) isagoo ah runle la rumeeye oo wuxu u yiri: Qof ka…
Xadiiska 3aad ee Arbiciinka Baro
Dhidibbada Islaamka Waxaa laga wariyey Abuu Cabd ar-Raxmaan ‘Cabullaahi ibn Cumar-ibn al-Khaddaab (Allaha ka raalli noqdee): ”Inuu yiri: Waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: Waxaa lagu dhisay lslaamka Shan…
Xadiiska 2aad ee Arbiciinka Baro
Tiirarka Islaamka Waxaa laga weriyey sidoo kale Cumar (Allah haka raalli noqdee), in uu yiri: ‘‘Maalin maalmaha ka mid ah annaga oo Nebiga (scw) la fadhinna ayuu nagu soo baxay…
Xadiiska 1aad ee Arbiciinka Baro
Miisaanka Camalka Waa Niyada: Waxaa laga wariyey Amiirkii Mu’miniinta Cumar ibn al-Khaddaab Alla haka Raalli Noqdee inuu yiri: ”Waxaan maqlay Nebiga (scw) oo leh: Camalku waxaaa saldhig u ah niyadda,…
Hogaamiya TPLF oo soo hanjabaya
Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael oo wareysi gaar ah siiyay wakaalada wararka AP ayaa kaga hadlay xaalada Gobolka Tigray oo dhawaan lagala wareegay gacan ku hayntiisa wuxuu ugu baaqay Ra’iisul wasaare…