• Sun. Apr 18th, 2021

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

SIYAASADDDA

  • Home
  • Shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo Muqdisho ka furmay

Shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo Muqdisho ka furmay

Raysul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta furay shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ay ka qeybgaleen Madaxda Federaalka, deeq bixiyaasha, Madaxda Maamul goboleedyada iyo Bulshada Rayidka. Shirka…

W.Arrimaha Dibada Sucuudiga oo Sheegay in heshiis laga gaaray godoomintii Qatar.

Wasiirka arimaha dibada ee Sucuudiga ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in heshiis iyo si afgarad laga gaaro wadahadalo la doonayo in lagu xaliyo xiisad ka dhex taagneyd dalal Khaliijka kuwaas…

Madaxweynaha Trump oo amaray in Ciidamada ka jooga Soomaaliya laga soo saaro.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku siiyay waaxda difaaca mareykanka in ay dib u dejin u sameeyaan Ciidamada Mareykanka ee laga soo saarayo Dalka Soomaaliya bilowga sannadka 2021 sidoo…

Xog laga helay militarigii Itoobiya ee ay TPLF afduubteen

Tani iyo markii uu dagaalka ka billowday deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa adkeyd in la helo xog rasmi ah oo ku saasban waxa ka socda gudaha Tigray maadaama ay…

Duqeyn lala beegsaday Warshad uu Shiinaha maalgeliyay oo ku taala Gobolka Tigray

Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay bilaabeen duqeymo dhanka cirka…

Sacuudiga oo iska fogeeyey shirqoolkii lagu khaarajiyay Mohsen Fakhrizadeh

Wasiir Sacuudiyaan ah ayaa Talaadadii ku dhalleeceeyey wasiirka arrimaha dibedda Iran inuu soo jeediyey in Riyadh ay kaalin ku laheyd khaarijinta saynisyahankii ugu sarreeyey Nukliyeerka Iran Mohsen Fakhrizadeh. Fakhrizadeh ayaa…

Sarkaal ka tirsan Maamulka Tigray oo gacanta lagu dhigay

War ay soo saartay Dowlada Itoobiya ayaa lagu sheegatay in ay gacanta ku dhigtay mid ka mid ah saraakiishii sarsare ee Ismaamulka Tigray ee Dalka Itoobiya ee dhawaan laga qabsaday…

Dowlada Soomaaliya oo Safiirkii Kenya wadanka ka cayrisay

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada Arimaha Dibadda ayaa Soomaaliya waxay ugu yeeratay Safiirkeedii Dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxayna sido kale Safiirka Kenya Danjire Lucas…

DHABAR JABKA DP WORLD

Qoraa: Sharmarke Abdullahi Ali, Madaxa Xarunta Hormarinta Ganacsiga & Waxbarashada Capital Care.

Raysul wasaare Abiy Ahmed oo Caalamka ka codsday inay faraha ha kala baxaan xaalada Itoobiya

Waxaa xalay soo idlaaday waqti kama dambeysa ah oo ay dowladda Raysul wasaare Abiy Ahmed ee dalka Itoobiya ay u qabatay dagaalyahanadda xisbiga TPLF inay isku soo dhiibaan. Waxaa laga…