• Sat. May 27th, 2023

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

WARAR

  • Home
  • Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.

Shirkaddii Golis oo dadwaynah ku wargeliyay ciladdii dhacday.

War degdeg ah: Shirkadda ugu balaaran deegaanada Puntland ayaa dadwaynaha la wadaagtay cilada ku timi hakadka ku yimi adeegyada shirkadda iyadoo farrimo qoraal ah ay ugu dirtay taleefonada macaamiisheeda waxayna…

Xarigii Internet-ka Golis oo la gooyay

Garowe: Dawlada Puntland ayaa shaqadii balaarinta xariga internetka ee Shirkada Somtel hakad gelisay ka dib markii ay shaqaalaha Somtel ee qodayay xariga Fiberka ay jareen xariga Fiber Opitigii Shirkada Golis…

Gobolka Sool & doorka uu kulahaa Soomaaliya wayn

Madaxwaynaha maamulka Soomaaliland, xuquuqda sawirka waxa aleh Tiksa Negeri/Reuters

Wararka Doorashada

Waxaa xarunta doorashada DF Soomaaliya soo galay hadda Raysul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana la filayaa mar dhaw inay bilaabato doorashada, dhammaan musharixiintii waa soo xaroodeen. Natiijo khayr ayaan rajaynaynaa.

Madaxwayne Farmaajo oo ubax dhigay munaasad lagu xusayay dhalinyaradii SYL.

MD. Farmaajo ayaa sidaan kaga khudbeeyay gooobtaan “Waxaan dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, munaasabadda qiimaha badan ee xuska 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska ururkii gobannimo doonka ahaa ee dhallinyarada…

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay

Wakhtiga doorashada bilaabanayso oo la shaaciyay Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 1:00 duhurnimo ee maanta balse markii horey…

Caruur ku dhimatay Qarax ka dhacay Afghanistaan

Booliiska Afgaanistaan ayaa xaqiijiyay geeriyada 15 caruur ah iyo dhaawaca in ka badan 20 qof ka dib amrkii uu ku qarxay caruurtaasi waxyaabaha qarxa oo lo badinayo inay ka heleen…

Dad ku dhintay dab ka kacay Isbitaal ku yaal Turkiga

Ugu yaraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay…

Dowlada Soomaaliya oo ka digtay abaabul ciidan oo ay Kenya ka wado Xuduuda labada Dal.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto abaabulka Milateri oo dowladda Kenya maalmaahan ka waddo xuduudka labada dal gaar ahaan dhnaca Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Barri.…

Turkiga oo xiray dad lagu tuhmayo jaajuusiinimo

Turkey ayaa xirtay 11 qof oo lagu tuhmayo inay jaajuuseen islamarkaana afduubteen siyaasi mucaarad Iranian ah oo ay dooneysay Tehran, waxaa sidaas Isniintii sheegay booliska Turkiga. Wakiilo ka tirsan hay’adda…