Koox hubeysan oo loo badinayao inay yihiin Boko Haram ayaa weerar ku qaaday Iskuul ku yaala Woqooyi Galbeed ee Nayjeeriya iyaga oo beegsaday iskuul dowladeed oo ay dhigtaan in ka…
Raysul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan xilligaan…
Madaxweynaha Turkiga ayaa ka hadlay arrimo la xiriira in dowladdiisu ay warshad taangiyada milatariga sameysa ku wareejisay Qadar. Maalmihii lasoo dhaafayba waxaa la isla dhex marayay warar ku saabsan in…
Waxaa laga weriyay Abuu-Cabdulaahi an-Nucmaan ibn Bashiir (Allaha ka raalli noqdee), ”Inuu yiri waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: Xalaashu waa caddahay, xaaraantuna waa caddahay, waxaana jira arrimo murugsan…
Amiir Turki al-Faysal ayaa isaga oo ka qeybgalaya Shirka wadahadalada Banama waxaa uu si kulul u dhaleeceyay Israil iyadoo uu shirka ku jiro Wasiirka Arimaha Dibada ee Israil. Amiir Turki…
Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rumaysan int ababare Mikel Arteta uu garoonka ku qasbay Thomas Partey oo uu ciyaarta kusoo celiyey isaga oo dhaawac ah, si uu u difaaco…
Raysul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta furay shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ay ka qeybgaleen Madaxda Federaalka, deeq bixiyaasha, Madaxda Maamul goboleedyada iyo Bulshada Rayidka. Shirka…
Waxaa laga weriyay hooyadii Mu’miniinta Umm Cabdullaah Caa’isha (Allah ha ka raalli noqdee): ”Inay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii Allah (scw): Qofkii amarkayagan ku soo dara waxaa an ka mid ahayn…
Danjire Abuukar Baalle oo ah danjiraha Soomaaliya ee Qaramada midoobay ayaa sheegay in ay Golaha amaanka u gudbiyeen dalab ah in Meesha laga saaro guddiga xiriirka iyo ka hortaga burcadeed…
Dalladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA, ayaa ku baaqday in xukuumadda iyo Ganacsatada Puntland isu’gu yimaadaan kulan guud oo ku saabsan xakamaynta Sicir-bararka, si wax…