• Fri. Dec 2nd, 2022

Ikhlas Media Agency

Warar xaqiiqada ku salaysan

Boos Shaqo Banaan: Administration Officer, FT NOB Garowe (132041)

Requisition ID 132041 – Posted 03/12/2020 – Fixed Term – Africa, Central & Eastern – Somalia – Garoowe – Working Job Language (2) – ADMINISTRATION WFP seeks candidates of the highest integrity and professionalism who share our humanitarian principles. Selection of staff is made on a…

Ruushka oo Dalkiisa ka bilaabay Talaalka Covid19

Talaalka ruushku dalkiisa ka bilaabay oo lagu magacabo Spuntnik V ayaa la soo saaray Bishii August 2020 waxaana so saaray dalka ruushka oo hada bilaabay in dadka dalkiisa laga talaalo…

Shirkadda Golis oo lacag dirista Adeega Sahal wax ka badashay

Shirkadda isgaarsiinta Golis ayaa wax ka badel ku sameysay nidaamka lacag dirista adeega sahal ka dib markii dhawaan Puntland ay soo saartay amar ah in hal dollar iyo wixii ka…

War saxaafadeed uu soo saaray xafiiska xuququl Insaaka Puntland

Dollaraynta Dhaqaalaha Soomaaliya

Si aan uga fahano isticmaalka Soomaalida ee lacagta qalaad, waa inaan milicsanaa wixii ka horeeyey dawladnimada Soomaaliya. Sidda la wada ogyhay, Soomaalidu waxay ahayd—welina tahay—dad reer guuraa ah, hantina waxaa…

Xadiiska 4aad ee Arbiciinka Baro

Abuurista Aadamiga Wuxuu yiri Abuu Cabdir-Raxmaan Cabdullaahi ibn Mascuud (Allaha ka raalli noqdee): ”Waxaa noo xadisay Rasuulkii Allah (scw) isagoo ah runle la rumeeye oo wuxu u yiri: Qof ka…

Madaxweynaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Lionel Messi

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan saxiixa kabtanka Barcelona ee Lionel Messi, inta lagu jiro xilli ciyaareedka soo socda.Qandaraaska Messi ee kooxda Barcelona…

Gobolka Tigray oo gargaar la gaarsiiyay

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalada weli ka socda meelo badan oo ka mid ah Gobolka Tigray ay dib u dhac ku keenayaa dadaalka la doonayay in gargaar bini’aadnimo lagu…

W.Arrimaha Dibada Sucuudiga oo Sheegay in heshiis laga gaaray godoomintii Qatar.

Wasiirka arimaha dibada ee Sucuudiga ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in heshiis iyo si afgarad laga gaaro wadahadalo la doonayo in lagu xaliyo xiisad ka dhex taagneyd dalal Khaliijka kuwaas…

Madaxweynaha Trump oo amaray in Ciidamada ka jooga Soomaaliya laga soo saaro.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku siiyay waaxda difaaca mareykanka in ay dib u dejin u sameeyaan Ciidamada Mareykanka ee laga soo saarayo Dalka Soomaaliya bilowga sannadka 2021 sidoo…