Tani iyo markii uu dagaalka ka billowday deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa adkeyd in la helo xog rasmi ah oo ku saasban waxa ka socda gudaha Tigray maadaama ay…
Dhidibbada Islaamka Waxaa laga wariyey Abuu Cabd ar-Raxmaan ‘Cabullaahi ibn Cumar-ibn al-Khaddaab (Allaha ka raalli noqdee): ”Inuu yiri: Waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: Waxaa lagu dhisay lslaamka Shan…
Tiirarka Islaamka Waxaa laga weriyey sidoo kale Cumar (Allah haka raalli noqdee), in uu yiri: ‘‘Maalin maalmaha ka mid ah annaga oo Nebiga (scw) la fadhinna ayuu nagu soo baxay…
Miisaanka Camalka Waa Niyada: Waxaa laga wariyey Amiirkii Mu’miniinta Cumar ibn al-Khaddaab Alla haka Raalli Noqdee inuu yiri: ”Waxaan maqlay Nebiga (scw) oo leh: Camalku waxaaa saldhig u ah niyadda,…
Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal-marinta Cagta dahabka ah, taasoo uusan weligiis ku guuleysan Lionel Messi oo ay ku xafiiltamaan kubadda cagta.Waa markii 18-aad oo abaal-marintan Cagta dahabka ah la…
Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay bilaabeen duqeymo dhanka cirka…
Bal qiyaas haddii lacagtii Soomaaliga ahayd ee dawladeenii daabacday misna diiday oo badalna keeni wayday sidee xal noqonayaa? Lacagta Soomaaliga ee dadka ganacsatada u karooran oo waraaq si fudud lagu…
Wasiir Sacuudiyaan ah ayaa Talaadadii ku dhalleeceeyey wasiirka arrimaha dibedda Iran inuu soo jeediyey in Riyadh ay kaalin ku laheyd khaarijinta saynisyahankii ugu sarreeyey Nukliyeerka Iran Mohsen Fakhrizadeh. Fakhrizadeh ayaa…
QAAHIRA —Gudiyo wadatashi ay kala hogaaminayeen wasiiro arrimo dibadeedyada Dowladaha Masar iyo Sucuudiga ayaa si wadajir ah udiiday iskudayda la doonayo in lagu carqaladeeyo xasiloonida iyo nabadgeliyada arrimaha bariga dhexe.…
Mid ka mid ah diyaaradaha shirkada Air Djibouti oo laga leeyahay dalka Jabuuti ayaa waxyeelo ku soo gaartay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe Xarunta Puntland. Diyaarada oo ka soo kicitintay…